Al Shabaab oo saakay dagaal looga saaray deegaan ay gacanta ku hayeen

Ciidamo aad u hubeesan oo katirsan maamulka Jubbaland ayaa saakay weerar qorsheesan waxa ay ku qaadeen deegaanka Xagar oo hoostaga degmada Afmadow ee gobolka Jubada Hoose. Sida aan wararka ku heleyno ciidamada Jubbaland ayaa dhowr jiho ka galay deegaanka Xagar, waxaana dagaalyahanadii Al Shabaab ee deegaankaasi joogay ay iska caabin aan badneyn kala hortageen ciidamada … Continue reading Al Shabaab oo saakay dagaal looga saaray deegaan ay gacanta ku hayeen